Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiyare54 on February 17, 2016, 10:28:27 AM

Title: Su'aal: Macquul ma tahay in uu qofka ragga ah dheeraado 18 sano ka dib?
Post by: Abdiyare54 on February 17, 2016, 10:28:27 AM
asc waan idiinsalaamay dhamaan taqaatiirta somalidoc waxaan aad idiinkaaga mahad celinayaa howsha wacan oo aad shicibkiina u heysaa intaa kadib waxaan qabaa suaal aha SUURTA GAL MA TAHAY IN UU DHEERAADO QOFKA RAGGA AH OO 19 AMA 20 JIR AH IN LA EG 4-3 INCH HADEEY MACQUULTAHAY SIDEE WAADNA MAHADSAN TIHIIN WAXAAN RAJEYNAA INAAD JWB IGU SOO CELIN DOONTAAN INSHA ALAAH
Title: Re: Su'aal: Macquul ma tahay in uu qofka ragga ah dheeraado 18 sano ka dib?
Post by: SomaliDoc on February 19, 2016, 03:35:37 PM
(http://somalidoc.com/Topics/dhirir.png)

Inkastoo jirka si aayar ah uu soo deynayo hormoonka korriinka "growth hormone" laakiin waa suura gal in dhirirkaagu uu ku darsamo ugu badnaan ilaa 4 inch, badanaa 2 inch.

Sidee loo dheerayn karaa dhererkaaga markaa ka wayn tahay 18 sano?

Akhriso fitamiinada kala duwan waxa ay jirta u taraan iyo cunnooyinka laga helo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html)
Akhriso cunnooyinka kabo lafaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6485.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6485.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)
Title: Re: Su'aal: Macquul ma tahay in uu qofka ragga ah dheeraado 18 sano ka dib?
Post by: Abdiyare54 on February 22, 2016, 06:04:02 PM
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin somali doc waxaana aad idinkaga mahad celinayaa sida wacan ee aad ii tix geliseen uga soo kwbteen codsigeyga jazaakumulaahu kheyr