Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jossef on July 14, 2019, 11:08:10 PM

Title: Su'aal: Xanuun dhabarka iyo gumaarka?
Post by: Jossef on July 14, 2019, 11:08:10 PM
Marka hore asc igana raali ahaada hadaan booska su'aasha khalday somalidoc waxan jeclan lahaa in aan dhakhatirta u gudbiyo xanuunka aan dareemayo si ay faahfaahin iiga siiyaan
Waxa aan dareemayaa xanuun dhabarka iyo gumaarka ilaa mararka qaar kelyuhu i xanuunaan waxa kaloo aad moodaa in ay i xanunayaan xididada gumaarka ilaa xinintaha isku xira sidoo kle jilbaha wa i xanunaan maxa faahfaahin ah oo aad iga siin kartaan calasmadahaas aan isku arkay
MAHADSANIDIIN somalidoc