Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on February 17, 2020, 06:07:23 PM

Title: Su'aal: Afkayga candhuuf ayaa soo dhaafta?
Post by: Ahmed_Carab on February 17, 2020, 06:07:23 PM
Asc SomaliDoc.

Markaan dadka la hadlaayo afkeyga candhuuf ayaa soo dhaafta, midaasoo dadka igu kiraahsadeen, maadaama candhuufta afkeyga soo dhaafta ay wajiga ka dhaceyso.

Sideen iskaga goyn karaa dhibaataan dadka igu qurunsaday, mase tahay cilad la xiriirta xaga hormons-ka?
Title: Re: Candhuuf
Post by: Akhaa Binu Jowhari on February 20, 2020, 02:15:45 PM
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8123.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8123.0)
Walal linkagaas bal akhris inta dhakhtarka kaga soo jawaabayo suaashada