Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on June 09, 2011, 10:54:54 PM
-
Halkaan waxaad ka dagsataa farriin warbixin ku saabsan cudurka dhiigkarka oo loo diyaariyay soomaalida ku nool dalka ingiriiska
Halkaan ka dajiso (http://hornaa.org/Blood_Pressure_Booklet-Final%5B1%5D.pdf)
-
casharka dhiig karka sideen ku aqristaa markaan wacyi galin samaynayo
-
waxaa jira qoraallo dhowr ah oo ka hadlayo cudurka dhiig-karka oo aan ugu tala galnay in lagu wacyi galiyo bulshada waxaadna ka heli kartaa bogga keydka qoraallada: http://www.somalidoc.com/Country.htm (http://www.somalidoc.com/Country.htm)