Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiqani. on February 19, 2016, 08:56:58 PM

Title: SU'AAL: QOFKA XIDHO DHAR AMA KABA CIRIIRI KU AH?
Post by: Abdiqani. on February 19, 2016, 08:56:58 PM
Dharka iyo kabaha ciriiriga ah ay dhilintu u badayihiin   dhibaata miayay ku keentaa qofka caafimaadkiisa?Cudurrasa malaga qaadaa?
Title: Re: SU'AAL: QOFKA XIDHO DHAR AMA KABA CIRIIRI KU AH?
Post by: SomaliDoc on February 25, 2016, 05:56:46 PM
Kabaha haddii ay aad u cariiri yihiin oo cagta qasab lagu galinayo, waxay badali karaan muuqaal dhismeedka lafaha cagta, tanne dabcan caafimaadka uma fiicno, waxay keeni kartaa in murqaha ay kogaan, seedaha qalfoofaan ama cagta qalloocatabo, haddii ilmaha loo galiyo kabo noocaan ah, waxay howlgabin kartaa korriinka cagta caruurta.