Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiakani Saleban on January 19, 2016, 11:33:45 PM

Title: Su'aal: Xaaskagu haday uur leedahay ma u tagi karta?
Post by: Abdiakani Saleban on January 19, 2016, 11:33:45 PM
asc marka hore waxan salamay bahda somalidoc wad salamtihin walalayal
sualahyga
1)waxa weye xaaskagu haday uur leedahay ma u tagi karta haday haa tahay ila wakhtige lootegi kara?
2)  walalayal geedka dushiisa waxa iga soo baxay finan yaryar oon xanuun lahayn maxa lagu daweeya
Title: Re: Su'aal: Xaaskagu haday uur leedahay ma u tagi karta?
Post by: SomaliDoc on January 23, 2016, 03:18:22 PM
Wixii su'aalo ku saabsan galmada iyo uurka horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1705.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1705.0.html)

Midda ku saabsan su'aashaada labaad, waxaan kugula talin lahaa in aad dhakhtar u tagtid si loo arko nabraha, kadib ayaa la ogaan karaa.