Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on April 10, 2012, 06:35:46 PM

Title: Su'aal: Sidee Lagu Gartaa Oo Loo Daaweyn Karaa Cudurka GALAHA?.
Post by: CilmiSabca on April 10, 2012, 06:35:46 PM
Asc wrt wbrkt. Salaan ka dib.
Dhakhtar, waxaan rabaa in aad sharaxaad naga siisid cudurka ay Soomaalidu u taqaan GALAHA, cudurkaan oo Dhabar xanuun & leh xanuuno kale. Sidee lagu garan karaa oo loona daaweyn karaa, daawadiisu ma gubis baa?. Thank You.
Title: Re: Su'aal: Sidee Lagu Gartaa Oo Loo Daaweyn Karaa Cudurka GALAHA?.
Post by: SomaliDoc on May 19, 2012, 04:41:32 PM
Halkaan ka baro xanuunka galaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1030.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1030.0.html)