Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rahma Ismail Hurre on September 11, 2016, 11:51:56 AM

Title: Su'aal: Maqaarka ayay iga so baxaan?
Post by: Rahma Ismail Hurre on September 11, 2016, 11:51:56 AM
asc wr wb doctors marka hore wad ku mahadsanth hawsha aaad noo haysaan .... su aaasha aaan idin waydiin rabo waxay tahay inkastoo aan jeclaa inan photo idin tuso si aaad fahamtaan ..mudo ila 1 sani iyo badh ah waxan jidhkayga ku arkaa xidido kaso baxaya gunta hoose ee maqaarka ...marka hore meesha aykaso baxayaan waxay noqonaysaaa meel madow sidii oo wax laygu dhuftay kadibna xidid green ah ba kaso baxaya isla goobti meel walba wey iga so baxaan caloosha qoorta lugaha bowdyaha gacmaha ma aqaano waxa keenaya garaacna wey i sameynaysaa markayso baxayaan iga caawiya plz maxan ku daweeya amaba kaga hor taga kalsooni laaan bay igu beeren????
Title: Re: Su'aal: Maqaarka ayay iga so baxaan?
Post by: SomaliDoc on October 19, 2016, 06:39:36 PM
Waa sida aad sheegtay aragti ayaa lagu garan karaa waxa aad ka cabanayso, fadlan tusi dhakhtarka ama sawirka ku soo dir boggeena Facenook-ga: http://facebook.com/HealthySomalia (http://facebook.com/HealthySomalia)