Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saciid145 on March 21, 2017, 10:18:45 PM
-
Asc Dr waxaa rabaa inaa Ku weydiiyo waxaa qabaa Horta Dhagxaanta Dhuunta ka Yimaada. Yirid
Labada qanjir ee dhuunteeda waxa ay yeesheen Duleell iyadoo Duleeladaas ay iga Soo baxaan Dhagxaanta yirid ka Farta ayaana uga soo saaraa duleeledaas dhuunteeda ma la haan jirin dhawaana haan ayaan isku arkaye maxaa keena arinkaa
-
Duleeladaas waxay samaysmaan markii dhagaxaanta ku samaysmaa, akhriso qoraal faahfaahsan oo aan kaga hadalnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0)