Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khalled Mohamed on May 22, 2017, 12:51:55 PM

Title: Su'aal: Waxa aan isku arkay miisaankayga oo sii lumaaya?
Post by: Khalled Mohamed on May 22, 2017, 12:51:55 PM
Asc dr aadban kusalamayaa zalan ka dib
Waxan isku arkay muddo laga joogo hadda sanad waxa aan imi wadan qurbe ah oo aan wadankii kasoo maqanahay waxa aan isku arkay miisaankayga oo sii lumaaya waaxan isku dayay in aan hakiyo miisan lumista markii an imi waxa aan ahaa 64 hadda waxa aan ahay 58kiloo tallo ayan kaaga baahanahay dr sidii an ku hakin lahaa sidoo kale waxa aan galayaa shaqo oo hadii miisankaygu ka hooaeeyo 60 lay qaadanmaayo sideen ku siyaadiyaa miisankayga dr plz iga caawi hadi ay suura gal tahay
Title: Re: Su'aal: Waxa aan isku arkay miisaankayga oo sii lumaaya?
Post by: SomaliDoc on December 02, 2017, 08:38:00 PM
In miisaan la dareemi karo ku kordho waxay u baahantahay bil iyo wixii ka badan ee ha dagdagin.