Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Galad Mohamed on March 02, 2017, 09:17:59 PM

Title: Su'aal: Shahwadayda ma dareemayso?
Post by: Galad Mohamed on March 02, 2017, 09:17:59 PM
ASC DR. waxan raba inan ku waydiyo su'al an is leeyahay cid aniga ka horraysa kuma waydin,wa suurta gal anigu xita inan ka qajilayo inan su'ashan kuso bandhigo meel bulsho badan ku kulmayso lkn hadana wan ka fursan wayay, marka ado raliya iga jawab haddi aad cilmi u leedahay, DR haddaan abbaaro su'ashaydu waxa ay tahay, waxan qaba inan, hadaba markaan ku guda jirno marxaladda gudashada wajibaadkayaga ( GALMADA), xaaskaygu waxay i sheegtay inaysan dareemin wax shahwo ah, haddaan warka ku jilciyo "" markay aniga shahwadu iga timado iyadu ma daremayso wax shahwadaas jirkeeda ku dhacaysa"" marka DR ma cudur baa arrintaasi mise waa arrin caadi ah???? MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: Shahwadayda ma dareemayso?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2017, 04:17:30 PM
Taasi qasab maahan sababtoo ah haweenka qaar ma dareemaan biyo-baxa laf ahaantiisa laakiin waxayaabo kale ayay dareemi karaan.