Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amina abdirahman on November 10, 2019, 08:26:37 PM

Title: Su'aal: Sanboorka markuu igu dhaco?
Post by: Amina abdirahman on November 10, 2019, 08:26:37 PM
Asc DR
Waxaan qabaa xasasiyad/sanbor marku igu dhaco wxuu isku badalaa hargab kadibna wuxu isku badalaa burukito ee maxa sababa
Maxase igula talin ina sameyo