Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libaan bashir on January 01, 2016, 08:00:52 PM

Title: Su'aal: 5 jir ilahay ku abuuray 1 xaniin?
Post by: Libaan bashir on January 01, 2016, 08:00:52 PM
Su aasha aan qabo waxey tahay wiil yar baan dhalay oo 5 jir ah mar waxuu ilahay ku abuuray 1 xaniin mida kale meel walba waan gee yay wana laga wayay su aansha waxey tahay hadii uu wey nado xanintaas tarankisa wax ma ka badalee oo sida bini aadamka oo kale wax ma u dhali karaa masa u shaqeysan karaa marki uu xaas yeysho taas baa murug igu heysaa wilka yar mustaqbalkisa
Title: Re: Su'aal: 5 jir ilahay ku abuuray 1 xaniin?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2016, 04:59:39 PM
Hal xaniin waa lagu ilma dhali karaa, tarankane wax ma u dhibto.
Dad badan oo hal xaniin leh oo ilmo ilaahay siiyay way jiraan, shardigu waa in xaniintaasi ay shaqaynayso.
Shaqada, dareenka iyo kacsiga shaqo kuma lahan xaniin maqnaanta.