Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yasiincali on December 17, 2018, 11:34:22 PM

Title: Su'aal: 5 saac ka badan ma seexan karo?
Post by: Yasiincali on December 17, 2018, 11:34:22 PM
Stress  aa hurdo yari igu sababay marka ma seexan karo hurdo igu filan  marka maxaa xal ah dr  halsano ee hurdadi iga maqan tahay
Title: Re: Su'aal: 5 saac ka badan ma seexan karo?
Post by: SomaliDoc on April 19, 2019, 09:24:46 PM
Hurdo la'aantu waa dhowr qeyb: in hurdada kaa imaan wayso ama in waqti kooban kaliya hurudid iyo in hurdada inay kaa qasan tahay. faahfaahinta cilladahaasi ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0)