Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rasia Ali on December 21, 2018, 12:48:29 AM

Title: Su'aal: Bowdada oo la isku qabto bikrada ma jabisaa?
Post by: Rasia Ali on December 21, 2018, 12:48:29 AM
Asc  somalidoc waxan qaba sual
Waxan ahay gabadh wali na ma gursan
Waxan ahay qof aad u dareen badan
Waxa na la i gudey gudninka suniga
Mar mar inta darenka iga bato ban bowda isku qabta marka sida bikraday da ma ku jabi karta gudninka la igu sameyey ma sameyn bu ku yelan kara?
Title: Re: Su'aal: Bowdada oo la isku qabto bikrada ma jabisaa?
Post by: SomaliDoc on April 21, 2019, 09:35:28 AM
Maya, Bikradu waa xuub ama dahaar Alle ku abuuray xubinta taranka gudihiisa, bowdada oo la isku qabtane bikrada ma jabiso.. sidoo kale gudniinka sunniga ah ma fududeeyo in birkada iska jabto kaligeed iyo in kale.