Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayderus Cisman Xirsi on September 23, 2018, 05:13:54 PM

Title: Su'aal: Helobacteria pyloria?
Post by: Cayderus Cisman Xirsi on September 23, 2018, 05:13:54 PM
Asc waad salaman tihin dhamantin
Doctor waxan qaba cudurka halitosis
Dhakhaatir badan ban utegey waxay ii shegen inay sababtay bactriyada caloosha ku dhacda ee helobacteria pyloria dawoyinkay isiiyeena waxba igama tarin wllyal iga caawiya sidan xal waara ku heli lahaa mahdsanidin
Title: Re: Su'aal: Helobacteria pyloria?
Post by: SomaliDoc on February 12, 2019, 01:04:39 PM
Afishiirka "Halitosis" waxyaabo badan ayaa keena oo ay ka mid tahay bakteeriyada H. pylori ee aad tilmaantay, haddii aad daawadeeda wax iskaga garan waysay waxaa laga yaabaa inay waxyaabo kale kuu keenaan kuwaasoo aad ka akhrisan kartid qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0)

Qoraal kaleo o kuu faahfaahinayo waxa ay bakteeriyadaan tahay ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0)