Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muktari on June 30, 2012, 07:46:13 PM

Title: Su'aal: Saxibkey dhabarka iyo jilbahaa xanuuna?
Post by: Muktari on June 30, 2012, 07:46:13 PM
ASC dictor nd ol somalidoc saxibkey dhabarka iyo jilbahaa  xanuuna zaaid marar badan dawoyin qallajiye ?yo noocyo kale isugu jira ayuu isticmaley lkn weli wuu ku dhiban yahay xanuunka kan jilibka waxaa loo moodaa jug hore iney tahay so maxaa sababaya xanuunkan dhabarka iyo kan jilibkaba maxaana haboon in la sameeyo waxan rajeynayaa taladaada naxariista ah mmmmahhadsanidiiiinnnnnnnnnnnnnn hope u luck nd wellbeing byeeeeeeeeee muktari :-* :-* :-* :-* :-* :-*
Title: Re: Su'aal: Saxibkey dhabarka iyo jilbahaa xanuuna?
Post by: SomaliDoc on November 09, 2012, 10:17:03 PM
Saaxiibkaa waa in uu la xiriiraa takhtar si loo baaro raajane loo saaro, dhabar iyo jilbo xanuun waxaa keeni karo cudurro noor, waxay noqon karaan murqo xanuun, seedo xanuun, cudur lafaha sida riixa ama roomaatiisam, cudur seedaha ama carjawda ah.

Waxaas dhan isku si looma daaweeyo in la kala saarane waa qasab inta uusan daawo qaadan.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan dhabar xanuunka ama jilba xanuunka si aad fikrad uga qaadato.
1- RIIXA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html)
2- XUBNO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html)
3- JILBO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html)
4- FIBROMYALIGA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html)
5- DHABAR-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html)
6- LAFOBEEL: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html)
7- MURQO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html)

Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na soo weydiink artaa