Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on December 21, 2018, 09:34:06 PM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuunayo lafta jilibka?
Post by: Ashwaaq on December 21, 2018, 09:34:06 PM
Asc waan idin salaamay bahda somalida.com Wana lasocota barjamijyafina cafimadka shugran ilaahey ha idunku abaalmariyo Jano, intaas kadib dhaqtar waxa I xanunaya jilibka raajo ayaan soosaray kadibna lafaha jilibka ayaa is heesta  wayna sharqameysaa waxayna igu dhaheen wa neerfe marka kaninigii wali ma qadan oo waxaana isdhahey waa kaksham la an waxay jilibka isku dhajiyay marka dhaqtar talo isiiii thanks
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunayo lafta jilibka?
Post by: SomaliDoc on April 22, 2019, 08:14:33 PM
Jilibka oo ku xanuuna mararka qaarne shaqnar leh, raajadane lagu arkay inay lafaha isku soo dhawaadeen waa cillad loo yaqaano "osteoarthritis" ee ma ahan neerfo, faahfaahinta xanuunkaan, astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loo daaweeyo waxaad ka akhrisan kartaa qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0)