Somali Medical Forums

General Discussions => New Members => Topic started by: Ciisemidnimo on April 22, 2011, 05:09:08 PM

Title: Barasho Cusub
Post by: Ciisemidnimo on April 22, 2011, 05:09:08 PM
As c w w, Dhamaan bahda somalidoc.com waad ku mahadsantihiin sida bulshada soomaaliyeed iyo ardayda aad ugu haqabtirteen baahida caafimaad.
Anigoo ah ciise midnimo kana bahda kalkaaliyasha soomaaliyeed waxii baahi caafimaad ah aan u baahdo si degdeg ah ayaa idinku soo gudbinayaa ha ahaayo su'aalo ama talooyin iwm..

by ciisemidnimo
Title: Re: Barasho Cusub
Post by: Drkheyre on April 22, 2011, 10:00:18 PM
Wc w w, Walaal ciisemidnimo kusoo dhawoow somalidoc.com waanna ku mahadsantahay sida aad nala soo xiriirtay. waxii talo iyo tusaale ah waan ka sugeynaa angane waxii aan ku dheernahnaay waa kuu faa'deyneynaaa.

by drkheyre
Title: Re: Barasho Cusub
Post by: Diagnostic on April 23, 2011, 09:21:46 PM
Ciise, welcome to the family.