Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hashi1 on April 24, 2013, 03:33:15 PM
-
sc ww
waxaan rabaa inaan qoraal sameeyo marka eraygaan baan ubaahday Glaucoma waxa afkeena soomaaliga lagu yiraahdo , fadlan ciddii garanaysa ha ila wadaagto , mahadsanid .
-
Wcs wrt.
Anigu waxaan u aqaanaa 'Bakooro' waana cudur indhaha ku dhaca.
-
waad mahadsantahay walal , erayada Medical terminology ga ah baahi weyn baa loo qabaa khaasatan bahda caafimaadka .