Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baashi753 on August 09, 2020, 09:03:30 PM

Title: Su'aal: Kaadida xanuun?
Post by: Baashi753 on August 09, 2020, 09:03:30 PM
Asc dhakharirta sharafta leh  slan kadib wxaan qabaa sua,al, suashayda waa sida tan "waaxaan in mudo ah la ladhibanahy kaadida oo igubta iyo dhabar xanuun iyo wixii lamid ah  cisbitaalo badan waan tagay  daawo infection ah  ayaay isoo qoreen balse waxbo waa iga tari waysey,muddo kadib waaxan  isku arkey xiniinta  oo iyaraty kadib waxaan adaay isbitaalka digfeer  waxa la idiray baritaan kadida ,dhiig  iyo rajato  waxayna igu dhaheen  infection  ma qabtid  ilaa hada 2 sano ayaa laga jogaa  wali sidii ayaan ahay antibiotics badan waan qaaty   xaas malihi  waligay galmo maan sameen ; mida kale hada kahor anigoo yar  ayaa jug iga gaarta xiniinta bidix wayna i xanuuntaa gaas daran horey waan uqabay hada kahorna waxaa laiga daweeyay keli xanuun ,fadlan iga jawaaba ciladan sida làgu xalin karo aad ayan ula dhibanahy.