Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Badriya on June 27, 2010, 01:19:27 PM

Title: Su'aal: Ilaalinta uurka ma kenta kansarka makaanka?
Post by: Badriya on June 27, 2010, 01:19:27 PM
asc dotoorada wxaan ini wyadiin lahaa su aashay kansarka minka iyo waxyala hoosta la iskaga so xidho uurka ilaaliya wax xiidhiidha ma liy9ihiin ma kiini karaa minka xanuun uur ilaalintu  anba wax dhiba ma u leedahay cafimaadka asc
Title: Re: Su'aal: Ilaalinta uurka ma kenta kansarka makaanka?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2010, 11:21:16 PM
Xiriir toos ah oo ka dhaxeeyo qalabka lagu xakameeyo uurka iyo kaankarada ku dhacdo minka ma jiraan.
Laakiin qalabka haddii si sax aan loo isticmaalin way saameynaysaa caafimaadka qofka lagu xiray.
Title: talaaalka caruurta ´jawaab dag dag fadlan
Post by: Badriya on September 19, 2010, 05:07:37 PM
asc walaal dhamaan bahda webkan dhakhatiirta ka howl gashabaan salamayaa slan ka dib waxna ini leyahay ale ha ino siyaadiyo cilmigiina waxa weeyi su aashaydu  ilamha hadii labo jee rla talaalo amxya u dhimi kartaa talala u so qato hadii lagu celiyo ilmo jira san iyo badh oo laba wadna u yurub ha laga talaalo asc
Title: Re: Su'aal: Ilaalinta uurka ma kenta kansarka makaanka?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2010, 08:29:24 AM
Waxaa talaal labaad qofka qaataa iyadoo laga shakisanyahay inuu qaatay ama aan la ogeyn.
Haddii ay saa dhacdo wax dhib ah oo qofku ka soo gaarayo lama sheegin waxaana lagu taliyaa haddii shaki yimaado in qofka la siiyo talaal cusub.