Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alcadaala on January 27, 2021, 08:12:14 PM
-
Asc Bahda Somalidoc, Waxan rabay inaan waydiiyo Waxan isku arkay inaanan Waxbaba diidayn Hadii xataa anan Rabin isaga aamuso Barigii hore dhib iguma hayn lakin hada wax la isoo bandhigay Inaan aqbalo hadhawna buuq igu keento sidee Ciladaas isaga Jaraa Mahadsanid
-
Waan ku jecelahay, aadna waan kuugu faanaa. Dhunkasho. (http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)