Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yahye1 on September 18, 2019, 12:36:50 AM

Title: Su'aal: Codkeyga aad ayuu u yar yahay?
Post by: Yahye1 on September 18, 2019, 12:36:50 AM
Asc doctor waxaan jiraa 20 sano mida i heysato ayaa ah codkeyga ayaa aad u yar anigoo nin raga  marka su’asheyda  waxaa waaye maxaa  sababay in ow codkeyga yaraado sida dumarka doctor mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Codkeyga aad ayuu u yar yahay?
Post by: Yahye1 on February 07, 2020, 04:41:09 PM
Dr su’ashan mala hilmaamay