Somali Medical Forums

Health Related Forums => Islam and Medicine => Topic started by: MuslimDoc on October 29, 2007, 12:34:39 AM

Title: Gacmaha Iska Dhaq!
Post by: MuslimDoc on October 29, 2007, 12:34:39 AM
(http://blog.bioethics.net/hand_washing.jpg)Tani waxa ay aheed go'aankii ka soo baxay culumadii iskugu tagtay inay xal ka gaaraan cudurkii qatarta ahaa ee wiilka ardeyga ahaa ku dilay newyork ee cariga mareykanka.

Cudurkani waa infection ay keento bacteriyo loo yaqaano "Stahpylococcus" oo daawooyinka badanaa ku noqotay lid waxne ka tari waysay.
Cudurkani waxa uu dilaa sanad walba in kabadan inta uu dilo cudurka AIDs-ka, si la gu sheegay war soo baxay bishaan (Halkaan ka aqriso (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=349.0))

Rasuulka "naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee" ayaa go'aankaan noo sheegay 14 qarni ka hor, weliba noo sii cadeeyay waqtiyada ugu muhiimsan oo loo baahanyahay in la iska naqo gacmaha sida markii cunta la cunayo iyo markii la cunaba, iyo in gacmaha la iska naqo markii la xaajo guto weliba gacanta bidix la isticmaalo.

Diinteenu waa diin aad u weyn, qeyb wayne ka qadataya horimarinta caafimaadka iyo ka hortaga cudurada.
Halkaan ka aqrisho qoraalkii ay soo saareen culumada (http://foodconsumer.org/7777/8888/Non-f_ood_Things_27/102807352007_New_York_City_Hand_washing_best_for_protection_against_MRSA.shtml)

MuslimDoc