Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibracade281 on February 28, 2015, 10:43:14 AM

Title: Su'aal: Shahwada oo iga timaado markaan saxaroonayo?
Post by: Ibracade281 on February 28, 2015, 10:43:14 AM
asc aqiyaaarta sharafta leh ee webka waan idin salaamay marka hore marka xigtana waxaan rabaa inaan weydiiyo su'aashaan oo ah aniga markaan saxaroonaayo waxaan isku arka shahwo iga imaaneeso kaliya un waa marka aan saxaroonaayo waxaa xusid mudan in siigada aan aad u isticmaalli jiray balse waan iska dhaafay markaan isku arkay cudurkaan waxaa kaloo jirta waayihi dambe in markaan siigo sameynaayo eey biyaha daqiiqad iiga imaadaan balse waqtiyadi hore waan fiicnaa marka waxaaan idinka codsanaa in cudurka wuxuu yahay iyo daawadiisa la ii sheego byy jwb wacan
Title: Re: Su'aal: Shahwada oo iga timaado markaan saxaroonayo?
Post by: SomaliDoc on March 04, 2015, 04:20:57 PM
Fadlan halkaan ka akhriso, jawaab aan ka bixinay su'aasha mid la mid ah hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html)
Title: Re: Su'aal: Shahwada oo iga timaado markaan saxaroonayo?
Post by: Ibracade281 on March 07, 2015, 10:29:55 AM
ok daawada hala ii sheego heeeee