Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdiqani_ysf on March 03, 2015, 09:38:40 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena Kansarka Lafaha?
Post by: Cabdiqani_ysf on March 03, 2015, 09:38:40 AM
asc marka hore waan salaamaya dhamaan dhakhaatiirta salaam ka dib
sidaad la socotaan baryahan danbe dhulka soomalida waxa ku soo badana noocyada kala duwan ee kansarka hadaba walaal waxaad warbixin iga siisaan kansarka la yidhaa ka lafaha , ama (leukemia ).
maxaa sababa iyo sidee looga hortagi kara ma la odhan karaa soomalida dawooyinka date koogu dhacay ee loo soo waarido ayaa keeni kara  waad mahadsantihiin.
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena Kansarka Lafaha?
Post by: SomaliDoc on March 04, 2015, 04:32:43 PM
Leukemia ma ahan kansar lafaha ku dhaco ee waa kansarka dhiigga, fadlan marka hore aqoon u yeelo waxa uu yahay kansar iyo waxyaabaha keeno meeshuu rababa jirka ha ku dhacee, akhriso qoraaladaan hoos ku xusan:
1- Waa maxay Kansar? = http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,484.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,484.0.html)
2- Kansarka qaabkee ayuu ugu dhacaa qofka? = http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1073.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1073.0.html)
3- Kansarka ma laga hortagi karaa? = http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5324.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5324.0.html)