Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on October 13, 2016, 04:35:59 PM

Title: Isku-celinta Kaadida iyo Caafimaadka
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 04:35:59 PM
(http://somalidoc.com/Topics/kaadida.png)

Bismillah,

Casharkeena maanta wuxuu ka jawaabi doonaa dhowr su'aalood oo ku saabsan isku celinta kaadida iyo waxa ka dhalan karo.


Waxaan ku soo gabagabaynayaa talada ah in aadan kaadi xajintaada gaarsiinin heer ay kaa farabaxsato ama xakamaynta kaadida ay kaa lunto, haddii aad dareentid xanuun siyaado ah ama kaadida xajinteeda oo dhib kugu ah, ha isku sii celin ee si ugu dhakhsiyaha badan ku kaadi.

Akhriso qoraal ku saabsan kaadi-ku-dhagga ku dhaca ragga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0)

Haddii aad su'aalo caafimaad ha qabtid ku soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)