Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ugbad Cusman on May 28, 2017, 06:57:24 PM

Title: Su'aal: Waxaan qaba xanuunka gaaska caloosha?
Post by: Ugbad Cusman on May 28, 2017, 06:57:24 PM
Dr wad Ku mahadsan tahay waqtigaga qaali aad noo hurtay. waxan qaba xanunka gaaska calosha wax tuba ah afka laygama galin oo heerkas magarin meeshan joogo kaniiniyada xanun ba,bi,iyaha uu ugu horeyo paristamol ka iyo qalajiyaha aad buu idhiba marks cuno 4 saac kadib wan garira aniga oo dhan tabarta igu yarata calosha way I olosha warer xitaa malinta Danbe ah xiska xitaa inan caadi ahayn ban darema qarqaryo
Title: Re: Su'aal: Waxaan qaba xanuunka gaaska caloosha?
Post by: SomaliDoc on December 17, 2017, 10:39:14 AM
Gaasku waa dhowr nuuc, midba qaab ayaa loo baaraa, waxaa kaloo jira xanuuno dhowr ah oo gaaska lagu qaldo.

Fadlan daawo video-gaan hoose oo ka jawaabi doono su'aalahaas iyo siyaabaha aad ku garan gartid cilladaada:

https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU&t=25s (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU&t=25s)