Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anassm on July 13, 2017, 03:07:45 PM
-
Asc Dr waxan rapa Ina wax inogu shegtid
"gynecomastia"
-maxa ladhaha?
-maxu Ku yimada?
-maxa dawo uah?
-
Gynecomastia waa naasaha oo barara ragga, qoraal hore ayaan kaga hadalnay cilladaan waxa keena iyo siyaabaha loola tacaalo ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0)