Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on May 06, 2016, 12:18:38 PM

Title: Su'aal: Ma ku dhalan kartaa waa Neurofibromatiosiska?
Post by: Jaamac2020 on May 06, 2016, 12:18:38 PM
asc dhakhtar waxaan kuwediinaya xanuun aan hada kahor idin wediiyay aan qabo caruurtaydu ma ku dhalankartaa waa Neurofibromatiosiska??
Title: Re: Su'aal: Ma ku dhalan kartaa waa Neurofibromatiosiska?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2016, 08:38:20 PM
Akhriso qoraalkaan ka hadlayo xanuunka "Neurofibromatosis": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5976.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5976.0)