Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shamso Mohamed on September 14, 2015, 10:02:13 PM
-
maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada ay sameynayaan sida in uu sii wadan karin howsha islamarkiiba uu soo boodaya isagoo daremaya xanuun awoodna aan u laheyn in uu sii wado iyo biyaha oo xanuugiya
thanks to all somali medcal forums
-
Xanuunka halkuu ka dareemayaa? meelo badan ayaa xanuun laga dareemi karaa:
1- Xabadka - wadnaha
2- Dhabarka - lafdhabarta
3- Lugaha - bowdyada ama jilbaha
4- Madaxa
5- Qaska ama kaadi heesta ma xubnita taranka laftirkeeda.
Fadlan su'aashaada waadixi si aan kuu siino jawaab faahfaahsan.