Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaaadia on April 27, 2016, 11:08:41 PM

Title: Su'aal: Marba marka ka si danbay sana waan si caatobayaa?
Post by: Shaaadia on April 27, 2016, 11:08:41 PM
Asc dr waxaan raba inaan sual kuwaydiyo waxaan ahay gabar quracata qadaysa cashaysan wax walbo iga hor yimadana waan cunaa  wax xanuun aho lataaban karaa na ma qabo marba marka ka si danbay sana waan si caatobayaa  ma hormkayga qaldan mise wax kala jira jirkaygana wax kusiyadayaana majirto ?
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Marba marka ka si danbay sana waan si caatobayaa?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2016, 09:20:26 PM
Waxba inaysan kaa qaldanayn ayaa dhici kara, dadka qaar ayaa sidaa ah, waxaana la dhahaa, waxaa aad u badan sida jirkooda u isticmaalo tamarta, way dhici kartaa cilald hormoonada la xiriirto, haddii aad shakisan tahay, la xiriir dhakhtar.