Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Najax on December 14, 2010, 04:30:29 AM
-
salama calaykum,
waxan idinka codsanaya inad ino sharaxdan burooyinka kasoo baxa farjiga korkiisa wax dhib ah maleeyahay dhib makeena
jazakumullahu khayran
-
Noocyada borooyinka ee ka soo baxa farjiga iyo agagaarkiisaba way kala duwanyihiin ee la xiriir takhtar cudurrada maqaarka si loo ogaado dhibkaaga.