Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrkuane on April 02, 2019, 04:14:48 PM

Title: Su'aal: Jilibkeyga midig lafaa ka soo baxday?
Post by: Ibrkuane on April 02, 2019, 04:14:48 PM
Digtoore waxaan rabaa inan ku weydiiyo suaal
Waxaa jilibkeyga midig kasoo baxat wax laf u eg oo fiiqan waxayna kasoo baxday meesha saxanka u eg jilibka usareysa korkeeda waxayna iga soo baxday anoo yar 8 ila 9 jir ah hadana 20 jir ayan ahay wayna kortay meeshu oo xitaa saxanka ayaa asna koritaan sameeyay waxa lafta u egna wey fiiqan yihin oo xita markan surwaalka wato wey kasoo muuqataa wax hada xanuun gaara o ay igu haysana majiraan mrka digtoore ila tali mhdsnd