Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac123 on August 11, 2015, 07:21:58 AM

Title: Su'aal: Xanuunka cholesterol maxaa keena?
Post by: Jaamac123 on August 11, 2015, 07:21:58 AM
asc waan idin salaamay salaan kadib somalidoc waxaan qabaa su'aal aan rabo inaan waxka ogaado xanuunka  castrol maxaa keena maxaase lagugaran karaa  maxaa lagu daaweeyaa maxaase looga hortagi karaa?
Title: Re: Su'aal: Xanuunka cholesterol maxaa keena?
Post by: SomaliDoc on August 11, 2015, 10:36:15 AM
Jaamac, su'aashaada qoraalkaan ayaa looga jawaabay ee halkaan ak akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html)