Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdihakimlove on July 18, 2018, 07:07:26 PM

Title: Su'aal: Ayeeyo way wareeraysaa markay kacdo?
Post by: Abdihakimlove on July 18, 2018, 07:07:26 PM
Salaamu calaykum doctor salaan kadib waxaan jeclaay in aan ku waydiiyo su aal
Waxaa jira ayeeyadey in ay aad u wareerayso marki ay hurdada iyo fadhiga ka kacdo . Waxaan ka cabiray dhiiga cas waxa uuna mara 10 ilaa 13  waxayna qabta Gaas marka dr maxaa sababi kara wareerkaas
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Ayeeyo way wareeraysaa markay kacdo?
Post by: SomaliDoc on January 10, 2019, 09:33:10 PM
Wareerka iyo indho-madoobaadka la dareemo markii fadhiga laga kaco waxay u badan tahay cillad loo yaqaano "Hypotension" taasoo ah cadaadiska dhiigga oo hoos u dhaco waana cillad ka dhalan karto dhowr waxyaabood oo uu gaaska laftirkiisu ka mid yahay, halkaan ka akhriso cashar ku saabsan dhicintaanka cadaadiska dhiigga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5834.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5834.0)