Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fatxiya1 on April 29, 2015, 12:40:59 PM
-
Asalamu aleikum
maxaa keena ugxanla'aanta(ovulation) amasa in dumarka lagawaayo Ovutation? meeqa ayaa macquul ah tiro ahaan in ay dumarka lahaadaan?
daawo maledahay ?
mahadsanidiin
-
Fadlan halkaan ka akhriso jawaab su'aashaada la xiriirto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html)
Halkaan ka ahkriso su'aal ku saabsaxa ugxanta oo yaraato ama daciif ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4697.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4697.0.html)
Halkaan ka akhriso su'aal ku saabsan daawo lagu kobciyo ugxanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2283.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2283.0.html)