Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barkhat on October 01, 2009, 08:46:32 AM
-
asalaamucalaykum walaal bacda salaan waxaad iga jaahil bixisaan arintan aan idin suaalayo,
waxayna suaashaydu leedahay sidatan,
ninka haday xubintiisa taranku aad u gaabantahay ma guursan karaa gabadh inteese ugu yar oo ninka looga baahan yahay inuu yeesho dherer ahaan -yacni intee sitimitir-
waad mahadsantihiin walaal wsc
-
Yaranta xubinka taranka ee ragga saameyn kuma laha dhalmo laƔanta iyo uureyntaba
Celceliska dhirirka xubinta marka aysan kacsaneyn waa inta u dhaxeysa 7 cm ilaa 9 cm.
-
waad mahadsantihiin dhamaantiin waan fahmay suaashii aad iiga jawaabteen
khayr baan idiin rajaynayaa
-
su aaashu waa isla moowduucaan wacaan rabaa in aad noo sharaxdo sitimitir ka waxa uu yahey yacni cabir ahaan ? adoo mahadsan
-
salaan qaali ah ka dib waxaan filayaa centi meter in ay tahay wax 100 jeer ka yar mitirka markii loo eego meter ahaan marka sida 100 cm waxuu la mid yahy 1 mitir marka loo fiiriyana decimeter ahaan waxey noqoneysaa 1 decimeter = 10 centimeters
marka xubinta taranka ragga ugu badnaan waxa ay gaari kartaa ilaa 15 cm markii aad fiiriso buugaagta gaar waana mahadsan tihiin
-
Salaan sare kadib
waad mahadsantihiin dhamaantiin haddaan isku dayo in aan figrad kadhiibto jawaabta su,aashaan.
way u dhimi kartaa waayo wada noolaanshuhuba waa xubinta taranka la,aanteedna wada noolaansho ma jiri karto
thx
-
xumbinta ka yar 7cm, marka uu san kacsanayn xubinta ragu maxay noqon kartaa arintaasi
-
Sida aan horay u sheegay yaraanta xubinta saameyn kuma lahan dhalmo la'aanta iyo uureyntaba.
-
Asc doc..... side loo daaweya xubinta taranka ee raga qeybta hore ee wareega oo dil dilaac sameeysa xili kasto oo galma ah dabadeed ama guduud noqota xubinta inteeda kalena waxay leedahay wax aad moodo cambaar cml ama wey cad cadahay wa mahadsantihiin
-
asc
yaranshaha xubinta taranka raga waxba uma dhimi karto tacamulka ninka iyo xaaskiisa , waxase muhiima uun shaqadii lo bahna xubintu ma qabaynaysaa.
xubinta raga wa laba nooc 1. nooc marka uusan kacsanayn u muuqda mid gaaban lakin marka uu kaco aad u dherada
2. nooc marka uu kacanyahay dheeer balse marka u kaco aan dherer badani ku biirin
inta badan dadka kashakiya xubinta taranka waxay u badanyihiin dadka daawada films sex ka ah kuwaso lasoo qaato kuwo aan caadi ahayn markaas qofki dawaday wuxu is dhahaya xubintadu way yartahay
mahadsanidin
dr:ayanle