Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Katra on February 01, 2016, 08:31:38 PM
-
Wa mahadsantaha doctor sa nogu faidaysid jazakallah. Wl waxa i qabta xanuun dhinaca bidix e feraha markan fadhiyo wax yar. Jazakalalah khayr
-
Feero xanuunka wax badan ayaa keeno, waxaad akhrisataa qoraal kuu faahfaahin doono xanuuanda feeraha ku dhaco iyo siyaabaha lagu kala garto, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)