Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Janaale on June 26, 2016, 06:10:45 PM

Title: Su'aal: Waxaaan qabaa gaaas?
Post by: Janaale on June 26, 2016, 06:10:45 PM
     Salan kadib, ramadan karim dhaman umada sooomaliyed. Si khaas ah dhakhatiirta isku xilsaartay in ay umada u faaideyaan. Jazaakalah.

    Dr. Suasheydu wxay tahah, wxaan ahay nin dhalinyara oo ardey ah mudo wxaaan qabaa gaaas. Soonka xitaa afurka cunada suugada leh wa i dhibaysaa dhakhtar ayaan u tagay kiinni ayu isoo qorey xooga waa ku roonadey hadana sideydii ayan ku noqdey.
   Calolsha oo aad moodid in wx iga mud mudayaan,
 Wadnaha oo i xanunaya,
 Calacalaha iyo lugaha oo i huraya habeynki
Markan wx suugo leh cuno oo ay cunadii igu soo noqonayso.
Hurdadii ooo iga qasantay oo anan sexanayn.
Marka dhakhtar baa igula talin lahayd. Dhakhtar wuxu igu yiri marki la ibaarey too much Acid ba calashoda ku jira ama soo deynaysaaa. H.P. poloria waa layga wayey waa hore ban iska daaweyey. Jazakalah doctor.
Title: Re: Su'aal: Waxaaan qabaa gaaas?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:33:44 PM
Halkaan ka daawo Video aan ku faahfaahinay cudurka gaaska iyo siyaabaha loola tacaalo.

Qeybta 1-aad:
https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)

Qeybta 2-aad:
https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4 (https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4)