Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on March 21, 2016, 09:11:22 AM

Title: Su'aal: Tubooyinka spermada ka qaado testska?
Post by: Mr Mahamed on March 21, 2016, 09:11:22 AM
Asc ditoore waxaan ku way diin lahaa tubooyinka spermada ka qaado testska ayaa waxay u egyihiin qar xogaa waween ee macilad ayaa jirto ama waa caadi taas wax xanuun ah iiguma hayso arintaas lakiin wan ka wal walay xogaa thanks
Title: Re: Su'aal: Tubooyinka spermada ka qaado testska?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2016, 04:39:03 PM
Waxa aad u malaysid tubooyinka shahwada qaado waa xidido arooriyaal ah, maxaayeelay tubooyinka aad tilmaantay ma ahan wax aad arki kartid ama aad taaban kartid, ka akhriso qoraalkaan waxa keeno bararka xididada qooraha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html)