Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Diihaal Guuto on January 11, 2017, 12:41:13 AM

Title: Su'aal: Ukunta ceeriin?
Post by: Diihaal Guuto on January 11, 2017, 12:41:13 AM
Asalaamu caleykum.

Dr waxaan ku waydiin lahaa Ukunta oo iyadoon la karin la cuno cafimaad dhib ma uleedahay.
Title: Re: Su'aal: Ukunta ceeriin?
Post by: SomaliDoc on April 16, 2017, 07:32:14 PM
Ukunta oo la cuno iyadoo cayriin ah wax dhibaato ah ma keento, faa'ido ayaa jirka ugu jirto khaasatan caruurta nafaqo darrida ay heyso.