Somali Medical Forums

Health Related Forums => Health News and Events => Topic started by: Drkheyre on May 07, 2011, 02:42:11 PM

Title: Dawooyinka been-abuurka ah ee Somalia la keeno iyo dhibta ay geystaan (DHAGEYSO)
Post by: Drkheyre on May 07, 2011, 02:42:11 PM
Dhowaan ayaa laanta afka soomaliga ee VOA waxay baahisay Barnaamij ka hadlaayo dawooyinka been-abuurka ah ee Somalia la keeno iyo dhibta ay geystaan

Qeybta koowaad ee barnaamijka halkaan ka dhageyso
http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Dawooyinka-Been-abuurka-ah-121051424.html (http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Dawooyinka-Been-abuurka-ah-121051424.html)