Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuurka555 on June 06, 2016, 08:46:13 PM

Title: Su'aal: Waxaan Lee yahay xaas iyo caruur?
Post by: Nuurka555 on June 06, 2016, 08:46:13 PM
Ascww salankadib qeer allaha kusiiyo walwal badan ayaa ihaayo taasoo ah waxaan Lee yahay xaas iyo caruur waxaana kashakiqabaa in uu cudur halis ah qaatey midabkeyga waacadaa yaraanteyda ilaa ddada 25 naad hada 40sano midabkii waa isbadeley madoow yar iyo timihii xaada aanqabey dahabi ayey isu bedeleen markii dambena waybaabaeen walaalow kahorna laba jeer ayaa laigaaga daaweyey cudurka suuxdinta ama qalalka alxamdulilah hada waa madareemi ilaa 3sano iskuma arkin ditoore qeer alaha kuaiiyo
Title: Re: Su'aal: Waxaan Lee yahay xaas iyo caruur?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 12:32:21 PM
Midabkaaga oo isbadalo wax badan ayaa keeni karo sida xanuun, daawo aad qaadatid, cimillada aad ku nooshahay oo isbadalay, diiqad ama welwel, Fadlan la xiriir dhakhtar kula yeesho waraysi buuxa iyo wiisiteyn.
Title: Re: Su'aal: Waxaan Lee yahay xaas iyo caruur?
Post by: Nuurka555 on June 24, 2016, 08:55:45 PM
Ascww Dr aadbaad umahadsantahay dhaqtar ayaan utagey waxaana usheegey inaan xanuunsanaayo cuntada a an cuno korsoomareyso oonan igu degin ilaa xanuuna kadareemaayo laabta labada keliyaha iyo kor oo a an umaleeyey beerka caloosha balooni ookale utaaganta kaadida oo gaduud noqota intaas markaa usheegey kumbiyuter ayuu iidirey dhiig kaadi saxaro maalintii labaad jawaabtu waxay iisheegeen inbeerka uu fiicanyahay xamiitadana fiicantahay laakiin kelyaha wasaq ayjiraan beerkana uu cadiin saarantahay laakiin fiicanyahay gaasna ihaayo 4 nooc ookaniiniyaal ayuu iisooqorey mid wuxuu kusheegey beerka inuu baruurta kayareynayo midkalena cuntada ayuu burburinaa midkalena gaaska iyo mid kelyaha nadiifiyo kuwii ayaa caawo labo ah isticmaalooyaa 8maalmood kadib soolaabo ayuu idhahay marmarna waxaan dareemaa markaan hadalbadan hadlo madaxa dhan ayaa ibuuxsamo wareer ookale mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxaan Lee yahay xaas iyo caruur?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:29:51 PM
haye daawadii aad qaadatay maxaa ka soo baxay?