Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Run on May 12, 2016, 12:26:26 AM

Title: Su'aal: Wadnaha aa I garaacaaya speed badan?
Post by: Run on May 12, 2016, 12:26:26 AM
Walaal wadnaha aa I garaacaaya speed badan inaan dhimanaayo umaleeyaa ., waxaan umalayn inaan qabo anxiety ee maxaad ugala talin lahayd walaal thanks