Somali Medical Forums

Health Related Forums => Health News and Events => Topic started by: Drkheyre on May 07, 2011, 07:03:29 PM

Title: Wasaaradda caafimaadka oo ka digtay cabidda biyaha wasaqeysan
Post by: Drkheyre on May 07, 2011, 07:03:29 PM
Wasaaradda caafimaadka oo ka digtay cabidda biyaha wasaqeysan

Halkaan ka aqriso Warbxinta
http://radiomuqdisho.net/wasaaradda-caafimaadka-oo-ka-digtay-cabidda-biyaha-wasaqeysan/ (http://radiomuqdisho.net/wasaaradda-caafimaadka-oo-ka-digtay-cabidda-biyaha-wasaqeysan/)


Title: Re: Wasaaradda caafimaadka oo ka digtay cabidda biyaha wasaqeysan
Post by: Diagnostic on May 09, 2011, 08:40:03 PM
Mudane wasiir, biyaha nadiifka ah, halkee laga heli karaa?

Dadka cabaya biyaha barkadaha ku jira ma dan ayaa u geysay mise wasaq cabis ayay ka tahay?

Waxaa habboon in dadka loo digayo la siiyo badal caafimaad leh ama loo qaabiyo kaniiniyaasha biyaha sifeeya.

Mahadsanidiin.