Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zamirbazak on August 18, 2018, 04:59:50 PM
-
Dhamaan Doctors waan salaamayaa
suaashaydu waxay tahay xidhiidhka ka dhaxeeya Galamada iyo miisaanka qofka oo kordha marka uu guursado ka dib ?
-
Su'aashaada mid la mid ah ayaan horay uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7557.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7557.0)