Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saneeti on April 01, 2015, 02:59:39 PM

Title: Su'aal: Lugaha nabro ayaa iiga yaallo?
Post by: Saneeti on April 01, 2015, 02:59:39 PM
Asalamu caleykum dr salan kadiba
magaceega waa mohamed abdi oo ku nool mogadishu waxaan rabaa in aaan ku weydiiyo suaal yar oo ku sabsan dhanka cafimadka oo anaga isku arkay labadeeyda lugood waxaa ku yaalo nabro marki aan daqaatiir u tagay waxeey igu yiraahdeen waa cambar waxan isticmaalay dawada cabarta white feel boomatada la dhaho waxeeyna ugu hayaan cun cun qaar weyba barar sanyiin marka dr maxaan sameyaaa oo ila kodboon
mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Lugaha nabro ayaa iiga yaallo?
Post by: SomaliDoc on April 02, 2015, 04:02:39 PM
In nabarahaa aan aragno moyee, talo kuma siin karno, xanuuanada maqaarka aragti ayaa lagu fahmaa.