Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samira cabdi on February 25, 2018, 12:10:35 PM

Title: Su'aal: Ilmaha oo mobeelka ku ag isticmaalo?
Post by: Samira cabdi on February 25, 2018, 12:10:35 PM
Suashaydu wa
Ilmo sanad ka yar hadan mobelka iyo internetka ku ag isticmalo wax dhibato ah ma ukeni karta
FG samaynta iftinka shegi mayo
Cancer iyo waxyabo la mida ma keni kara internetku iyo mobilku
Jazaklah dr.
Title: Re: Su'aal: Ilmaha oo mobeelka ku ag isticmaalo?
Post by: SomaliDoc on December 15, 2018, 12:02:04 AM
Maya taasi dhib ma keenayso laakiin in caruurta loo dhiibo mobeelka iyagoo yar dhibaatada ay keeni karto ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8821.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8821.0)

Sidoo kale raac talooyinka ku xusan qoraalkaan ee saameynta mobeellada iyo caafimaadka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5953.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5953.0)